Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish oo geeriyooday iyo Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed , geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish oo katirsanaa Baarlamaanka Jubbaland kaa oo  Kismaayo ugu geeriyooday xanuunka Covid19. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Cabdi Xasan Xiish uu kaalin muhiim ah ku … Continue reading Xildhibaan Cabdi Xasan Xiish oo geeriyooday iyo Madaxweynaha Jubbaland oo ka hadlay